SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

Sunday, September 26, 2010

AHLA-SUNNA WAJAMAACA OO DKMG KA BAXAY.


Kooxda Ahla Sunna Wajamaaca ayaa markii ugu horraysay daboolka ka qaadday inay ka baxday ka qayb ahaanshaahii DKMG ee Somaliya ee uu horjoogaha ka yahay wadaadka Shariif Axmed.
Kooxda Ahla Sunna aya sheegtay inay dowladda ka aamin baxeen,ka dib markii  sida ay sheegeen ay ogaadeen in dowladduba la shaqayso kooxaha ay ku tilmaanto inay la dagaalamayaan .Dowladda ayay waxay ku tilmaameen inay ka warqabaan ashabab iyo Xizbul Islam sidoonkooda dagaal iyo xeeladaha ay la damacsan yihiin inay u gaystaan shacabka rer Banaidr,
Ahla Sunna waxay si weyn u dhaleeceeyenn Sh.Shriif oo ay ku tilmaameen nin macallin dayaana ahaa oo aairad dun gelin karin ,waxna kala ogayn .

No comments:

Post a Comment