Wasiirka warfaafinta ee Somaliland C/Lahi Geel jire,ayaa soo saaray amar uu Universal kaga jojinayo shaqada ay ka hayaan Somaliland.
Wasiirka ayaa carrabaabay in Universal an dhexdhexad ka ahayn howlaheeda saxaafadeed ayna mudan tahay inaanay wax shaqo ah ka qaban Somaliland.
Dhinaca kalena ,Agaasimaha Universal TV ,Eng Abubakar ayaa sheegay in TV goodu uu Somalida u yahay dhxdhexaad ,islamarkaasina aanu cidna gacan ku siin dnaha ay iyagu gaarka u leeeyihiin.
Eng ,Abubalar ayaa carrabka ku adkeeyey,in ciddii danteeda ay ka dhex muuqato Universal TV ay markaasi yidhaahdan Tv gaasi waa mid caalami ah ,laakiin hadday dantooda ka waayaan TV gaai,waxa ay sheegaan in uu yahay mid aan dhexdhexaad ahayn .
Si kastaba ha noqotee labada dhinac midna ma sheegin waxa dhabta ah ee ay isku haystaan,waxaanay u muuqataa arrintu ,laba biyo hoostood isku harraatiyey iyagaa is og .
SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI
Wednesday, October 6, 2010
Monday, October 4, 2010
AROOSAD DHIMATAY HABEENKII AROOSKA
Gabar u dhalatay waddanka Urdun oo ahayd Aroos ayaa habeenkii ugu horreeyey ee farxadda
ayaa haddeedii u timid oo ay dhimatay ,xilli ay ku jirtay qolka hurdada .
Gbadha dhimatay oo 26 jir ahayd ayaa lau soo warramayaa in caafimaadkeedu uu taam aha ,oo aanay waxba qabin ,haseyee uu Qaddarku u yimid xilli ay farxad ku jirty.

Sunday, October 3, 2010
CULIMO IYO DAD SOMALI AH OO KINIISAD GALAY MINNEAPOLIS
Culimo Somali ah oo si weyn looga yaqaan gobolka Minisota ,magaalada Minneapolis ayaa toddobaadkan galay Kiniisad ku taalla isla magaaladaasi ,iyaga oo ay weheliyaan ilaa 20 qof oo kale oo dumar iyo dhallani yaro u badan . Raggaasi culimada ahaa ayaa halkaasi u tegay inay ka qayb galaan ,waxa loogu yeedhay Midaynta Diimaha,ay ka mid yihiin Diinta Islaamka ,tan Masiixiga iyo tan Yuhuudda.
Hees iyo aayado Kitaabka Bibalka ku qoran ayaa lagu luqeeyey ,waxaana la maray dhamaan tallaabooyinkii la mari jiray marka lagu cibaadaysanayo Kiniisadda.
Arrinta ayaa cirka isku shareertay ,kadi marki alaaddii Jimcaha lagaga hadlay masajidada Mineapolis qaar ka mid ah .
Fadeexaddan ayaa noqotay ceeb si weyn cirka isugu shareertay oo laga hadal hayo gobolka Minisota.
Dood allaaran oo arintaasi lagaga hadlayo ayaa laga si daayey TV yada Somalida ee Minneapolis.
Si kastaba ha noqotee waxa su'aali ka taagan tahay waxa culimadii masaajidada Mineapolis qaarkood ay Kiniisad isugu hsubeen ,iyaga oo aan ka baaraan degin,waxa loogu yeedhay ,iyo welia sababta ay u yeeleeninay heesaha masiixiga ku luuqeeyaan.

Saturday, October 2, 2010
SIILAANYO OO AY FAR KU GODAN TAHAY ,INUU ISAGU KA DAMBEEYEY ,SOO GELITAANKA ONLF EE SOMALLAND.
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha Somalland ,Ahmed Mohamed -Siilaanyo uu ka dameeyey in maleeshiyaad hubaysan oo ka tirsan ururka ONLF ay dhowan so galaan xeebaha ,Galbeedka Somaliland .
Maleeshiyaadkaasi o tiradooda lagu qiyaaso ilaa 250 ciidan aha ayaa aakhirkii u gudbay xadka dhinaca Ethiopia,kadib markii ay jiddheen ciidamada Kililka Shanaad ee Ethiopia ee lagu magacaabo New Polis .
Waa dufcadii saddexaad oo ciidamo hubaysan ah oo ee halkaasi ka gudubta ,iyaga oo aan far lagu fiqin. Warar xogogal ah ayaa haddaba ku warramaya in Dowlada Ehiopia ay weerar siyaasadeed ku haysan Siilaanyo,tan iyo intii loo doortay madaxweynaha Somaliland.
Siilaanyo aya isaguna soo geliyey ciidamo ONLF ah oo u gudba Dhinaca Ethiopia si ay u weeraraan Ciidamada Ethiopia,si markaasi Ethiopia ay nabadda u ogolaato.
Dowladda Somaliland ayaan lafteedu isku si u haynin wararka ku saabsan ONLF oo Somaliland dhex mushaxaysa ,iyada oo aan la tebin.

Subscribe to:
Posts (Atom)