SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

Tuesday, September 14, 2010

DAGAAL KA DHACAY MEEL DEGMADA XARIIRAD AAN WAX BADAN KA DURUGSANAYN.

Maleeshiyaad huaysan oo toddobaadkan  galay gudaha Somlilanad ayaa haatan la shegayaa inay 18 km gudaha Ethiopia ay u gudbeen,kadibna uu dagaal dhex maray iyaga iyo ciidamadasi Ethiopia.La ma oga weli khasaraha dhimasho iyo dhaaac ee ka dhashay dagaalkaasi .
Somalland ayaa ku warramaysa in ,maleeshiyaadkaasi ay qaarkood go'doomiyeen ciidamada Ethiopianka ,lagana yaabo in haddii hubku uu ka dhammaado aya markaasi is dhiibaan .

Ururka ONLF ayaa si weyn u diiday oo u beeniyey inay maleeshiyaadkaasi ay Ururka ONLF ,ka tirsan yihiin .
Madmadow iyo shaki ayaa weli ka jira cidda dhabta ah ee ay yihiin maleshiyaadkaasi soo dhex jibaaxay Somaliland iyaga oo huaysan ,oo weliba isku dayey inay u gudaan dhinaca Ethiopia.

No comments:

Post a Comment