SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

Friday, September 17, 2010

FANNAANKA SAMATAR OO TASHUUSH LAGU FURAY MARKII UU GAARAY KENYA.

Fannaanka Xasan Aden Sanatar ayaa lagu furay buuq iyo tashuush ,markii uu tegay  magaalada Nairobi ee dalka Kenya ,si halkaasi oo masrixyad uga dhigo . Sh.Umul oo ah Imaammka Masaajidka Nairobi ayaa isagu tan iyo ciidii waxa uu ka dayrinayey fannaaniinta Somalida e dalkaasi ka dhiga  xafladaha heesyhu inay yihiin Shadaadiin soo shaqo tegay .
Waxana Slaadii Jimcaha ee maanta khudbadii lagaga  hadlay ,sharka ay fannaaniinta Somalidu bulshada ugu habar wacanayaan .

Xasan Aden Samatar ayaa siagu sheegay inaanu waxba ku darsanaynin kuwa ka soo horjeeda ,haseyeeshee uu raalli gelinayo  kuwa taageersan .

No comments:

Post a Comment