SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

Thursday, September 23, 2010

DEEGAANKA GALGALA OO TELEFOONADII LAGA JARAY.

  Maamul goboleedka Puntland ayaa isgaarsiintii ka jaray degaanka Galgala oo beryihii u dambeeyey u kula dirirayey wadaadka lagu magacaabo Sh.Mohamed Said(Atom),oo isagu deegaankaasi ka soo jeeda.Maamulka Puntland ayaa muddaba ku cadaadinayey shirkadda isgaarsiinta  ee GOLIS ,sidii ay u jari lahayd isgaarsiinta deegaanka Galgala oo dagaal culusi kaga socday maamulka PL muddo dhowr  bilood ah.Maamulka ayaa shirkadda ka codsaday inay khadka u dhaafaan oo keliya Taliyayaasha ciidamada goobta dagaalka ee degaanka Galgala.                                                                                                            
Madaxweyne Faroole ayaa dagaalka kaga furmay deegaanka Galgala sahashaday oo u qaatay inuu yahay mid uu ku soo afjari karo uun muddo kooban,haseyeeshee ku noqday fari tog dheer bay kula xushaa.

No comments:

Post a Comment