SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

SAFAARADDA MARAYKANKA NAIROBI

Saturday, September 11, 2010

NIN SI KIBIR AH LOOGU DILAY XABSIGA AGROOWE.

 C/Rahman X.Abshir oo ay walaalo yihii siyaasiga Xasan X.Abshir ayaa  dilay nin xidhan oo waqtigaa
labada gacmoodba ka xidhnaa. Ninkaasi la dilay oo makiiba dhintay ayaa ka soo jeeday dadka laga tiro badan yahay ee la yaso .
       Ma jirin Muran weyn oo looga shaki qaby in ninka dhintay ay ku keeni karto in la khaarajiyo,haseyeeshe
C/Rahman X.Abshir oo ah wiil dhllinyaro ah oo lebista darajada Colonel ,iskuna magacaaba ,taliyaha qaybta bilayska ee gobolka Nugaal ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay nin xoog iyo kibir ku dhex mushaaxa magaalada caasimadda ah ee Garoowe,isaga oo isku hallayn ka haysta  Madaxweyne isku sheegga Majeerteeniya .

No comments:

Post a Comment